Qarax lagu weeraray kolonyo ay wateen ciidanka Itoobiya iyo khasaare ka dhashay

Qarax khasaare geystay ayaa kolonyo ay wateen ciidamada Itoobiya lagula eegtay degmada Garbahaareey ee Gobolka Gedo sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya. Warka ayaa intaas ku daraya in qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu Aaso ka dhacay agagaarka Saldhiga weyn ee Ciidanka Itooiya ku leeyihiin degmada Garbahaareey. Goob joogayaal ayaa sheegaya inay … Continue reading Qarax lagu weeraray kolonyo ay wateen ciidanka Itoobiya iyo khasaare ka dhashay